Ra’isul Wasaare Kheyre oo Bogaadiyay guul ay gaareen Ciidanka Xooga dalka

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa taliska Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay xoreynta deegaanka Jannaale oo kamid ahaa fariisimaha ugu waaweynaa Argagixisada. “Waxaan bogaadinayaa guusha ciidamadeenna geesiyaasha ah ka soo hooyeen howl-galka Argagaxisada looga dul qaadayay shacabka ku dhaqan Janaale iyo deegaannada ku xeeran. Waad ku mahadsantihiin gudashada waajibaadka idinka saaran ilaalinta dhiigga … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo Bogaadiyay guul ay gaareen Ciidanka Xooga dalka